La Raadinayo
Macluumaad sababa in qofkan caddaaladda la horkeeno...

Abu-Yusuf al-Muhajir

Abaalmarin Gaaraysa Illaa $3 Milyan

Abu-Yusuf al-Muhajir waa qabiir walxaha qarxa ah. Wuxuu xubin hore ah ugu ahaa kooxda Tawhid w’al Jihad-Egypt (TWJ-Egypt), waa koox mayal-adag oo ka firfircoon Sinai Peninsula 2004-06, iyo kuwaasoo dib uso soo qaabeeyey 2011.

Tawhid w’al Jihad ee Masr waxaa si fudud ay isku xiran yihiin koox mayal-adag oo Masaari iyo ajaanib isugu jira oo ka jira Sinai Peninsula kuwaasoo aaminsan fekerka jihaadka caalamiga oo bartilmaameedsada shacabka iyo dowladda ee ay rumeysan tahay in aysan adiiceyn sharciga Islaamka. TWJ xiriir la socosho ah la leeyihiin dhowr koox iyo shaqsiyaad mayal-adag.

Abu-Yusuf wuxuu kulug la’haa qorsheynta weerar oo lala beegsadey dhowr meelo oo Masar ka mid ah, oo ay ku jiraan danaha Mareykanka, suurtogalna ahayd in ay ku jirtey Safaaradda Mareykanka.