Falal Argagix
Macluumaadka ku saabsan ...

Weerarkii markabka USS Cole

Cadan, Yaman | Oktoobar 12, 2000

12-kii Oktoobar, 2000, laba qof oo bam isku biimeeyay ayaa dooni yar ka buuxiyey waxyaabaha qarxa kaddibna doonta ku dhuftay markabkii USS Cole intii uu taagnaa dekedda magaalada Cadan, Yaman. Qaraxii halkaasi ka dhacay wuxuu dalooliyay dhinac ka mid ah dhinacyada markabka, waxaana ku dintaeen 17 qofood waxaana ku dhaawacmeen 30 qofood oo kale. Waxaa weerarka abaabulay argagixiso ka tirsan al-Qa’ida, oo ay ka mid ahaayeen dadka argagixisada ah ee la xukumay Jamal Mohammad al-Badawi iyo Fahd Mohammed Ahmed al-Quso.

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda waxaa lagu bixinayaan abaalmarin gaarayso illaa $5 milyan haddii la helo warbixin suuragelinaysa in caddaalad lagu qaado kuwii ka mas’uulka ka ahaa weerarkan.