La Raadinayo
Macluumaad sababa in qofkan caddaaladda la horkeeno...

Tahil Sali

Abaalmarin Gaaraya Illaa $500,000

Tahil Sali waa taliye ku xigeenka Ciidanka Xurinimo Doonka Qaranka ee Moro [Moro National Liberation Front (MNLF)]. 29ka Seteember, 2009 Jasiirradda Jolo, Filibiin, kooxda MNLF-waxay meel dhigtay walxo qarxaya oo ay ku qarxisay kolonyo gaadiid ciidan oo socda. Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay laba askari oo ciidamada Mareykan ah iyo askar ka tirsan Ciidanka Filibiin (AFP), kuwaas oo qayb ka ahaa howlgal bini’aadanimo oo lagu dhisayo iskuul ku yaala aagga. 21ka bisha Maajo, 2010, Garsoor ka howlgala Gobolka Filibiin ee 9aad ayaa soo saaray Amar Tahil Sali weerarkaas lagu soo xirayo.

Sawirro dheeraad ah ee

Philippine Poster - English