Abaal-marinta Caddaalada (Rewards for Justice) waxay ku yaboohaysaa lacag abaal-marin ah oo gaaraysa illaa $20,000,000 oo ay siinayso qofkii keena xog horeyseedi karta goobta uu joogo, in la soo helo, iyo la soo celiyo Robert A. Levinson. Waa hubaal in qofka xogta keena aan la shaacinayn, oo xitaa waxaa dhici karta in qofka soo sheega inuu helo dib u dejin la siiyo. Haddii aad hayso macluumaad, fadlan la xiriir safaaradda Mareykanka ee kuugu dhow ama qunsulka, FBI da, ama iimeel ku soo dir cinwaankan [email protected]
Falal Argagix
Macluumaadka ku saabsan ... 
Waayitaanka Robert A. Levinson
Jasiiradda Kiish, Iiran | 9ka Maarso, 2007