Falal Argagix
Macluumaadka ku saabsan ...

Qaraxyadii Guryaha La Dego

Riyaadh, Sacuudi Carabiya | Maajo 12, 2003

12-kii Maajo, 2003, afar baabuur oo bam siday ayaa ku qarxay seddex xaafado oo la dego ee ku yaal magaalada Riyaadh, Sacuudi Carabiya. Goobihii bartilmaameedka ahaa waxaa shaqo iyo hoyba ay u ahayd tiro badan oo dadka reer Galbeedka ah, gaar ahaan dad ah Mareykan iyo Ingiriis. Wadarta guud ee dadka ku naf waayey halkaasi waxay kor u dhaafeen 20 qofood, oo 8 ka mid ah ay ahaayeen Mareykan, waxaana ku dhaawaacmey dad gaaray 200 oo qofood. Waxaa abaabulka iyo isku duwista weerarka ka dambeeyay al-Qa’ida.

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda waxaya lagu bixinayaan abaalmarin gaarayso illaa $5 milyan haddii la helo warbixin suuragelinays in caddaalad lagu qaado kuwii ka mas’uulka ahaa weeraradan.