La Raadinayo
Macluumaad sababa in qofkan caddaaladda la horkeeno...

Ramadan Abdullah Mohammad Shallah

Abaalmarin Gaaraysa Illaa $5 Milyan

Ramadan Abdullah Moxammad Shallah waxaa loo raadinaya shirqool lagu fulinayo hawlaha ururka Palestinian Islamic Jihad (PIJ), oo ah urur argagixiso ah oo lagu aqoonsaday hawlaha sharci darrada ah sida bambooyinka, dilka, hanjabaad wax lagu qaato iyo sharciyeenta lacagta sharci darrada ah.

Shallah wuxuu ka mid ahaa dadkii ugu horreeyay ee aasaasay PIJ wuxuuna tan iyo 1995-kii ahaan jiray xoghayaha guud iyo hoggaamiyaha ururka, oo uu saldhigoodu yahay Damascus, Syria.

Shallah waxaa lagu daray “Argagixisada Sida Gaarka ah loo Magacaabay” sida ku cad sharciga Mareykanka ee 27-kii Noofembar, 1995-kii, waxayna Maxkamadda Deegaanka Mareykanka, Degmada Dhexe ee Florida, ku soo oogtay 53 qoddob.

Sawirro dheeraad ah ee

Ramadan Abdullah Mohammad Shallah