Falal Argagix
Macluumaadka ku saabsan ...

Afduubka Paul Edwin Overby, Jr.

Khost City Afghanistan | Maayo 2014

Kalabarihi bisha Maayo ee 2014, Paul Edwin Overby, Jr., qoraa Mareekan ah, ayaa laguwaaye gobolka Khost ee Afqaanistaan halkaasoo cilmi baadhis buug uu qudhiisu qoraaye uu oogu jooge. Intaan lawaayin kahor, Overby wuxuu hindisaaye inuu qorsheeyo inuu ugudbo xuduudka Baakistaan si u udheereeyo cilmi baadhistiisa.

Frerichs waa nin caddaan ah, oo dhiirargiisu yahay 175 santimitir waxuuna miizaankiisu yahay 77 Kiilo. Waxuu leeyahay timo cad oo xiirnaan karaan iyo indho boor cassaan xiga. Overby waxuu la xanuunsanyahay xanuun kanaalka dhagta gudaheeda ah taaso u baahan latacaal iyo daaweyn. Marki oogu dambeese waxaa lagu arkay gobolka Khost ee Afqaanistaan, kala badhki bishi Maayo ee 2014 asagoo sameynaayo cilmi baadhis ku aadan buugga cusub uu qudhiisu qoraaye.

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa waxey soo bandhigeesaa abaalmarin gaaraysa illaa $10 Milyan qofkii war ka keeno deegaanka, dib u hanashada iyo soocelinta Paul Overby.

Sawirro dheeraad ah ee

Afduubka Paul Edwin Overby, Jr.