La Raadinayo
Macluumaad sababa in qofkan caddaaladda la horkeeno...

Mohammed Ali Hamadei

Abaalmarin Gaaraysa Illaa $5 Milyan

Moxammed Ali Hamadei waxaa lagu eedeeyaa ka qayb qaadashadiisi qorshaha iyo fulinta afduubkii 14-kii Juun, 1985 ee Duulimaadkii TWA 847. Afduubkan wuxuu keenay in la weeraro dhowr qof oo ka tirsanaa rakaabka iyo shaqaalaha dayuuradda, iyo in la dilo Sarkaalka Ciidanka Badda ee Mareykanka, Robert D. Stethem.

Shakhsiga magaciisu kor ku yaal waxaa lagu soo dacweeyey eedeymaha soo socda:

Afduub burcadeedka Dayuuradaha Gaarka ah ee Laga leeyahay Mareykanka; sharci darrada qalabka wax burburiya ee lagu rakibo dayuuradda; dad la afduubo; dil; rakaab la weeraro; iyo shirqool.

Sawirro dheeraad ah ee

Mohammed Ali Hamadei