Falal Argagix
Macluumaadka ku saabsan ...

Rabshadihii Lagu Diidanaa Wada Hadalladii Heshiiska ee Bariga Dhexe

1993 illaa iyo haatan

Tan iyo markii la saxiixay Heshiisyadii Oslo ee Sebtembar 1993-kii, kooxaha argagixisada iyo shaqsiyaadka ka soo horjeeday heshiis in la wada gaaro waxay weerarro ku qaadeen Gaza, oo ku taal West Bank, iyo Israel. Ujeeddada weerarradan waxay ahayd in caqabad la geliyo wadahadallada nabadda iyo in wax laga beddelo aragtida hoggaamiyeyaasha ka qayb qaadanayo. 

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda waxaya lagu bixinayaan abaalmarin gaarayso illaa $5 milyan haddii la helo warbixin suuragelinays in caddaalad lagu qaado kuwii ka mas’uulka ahaa weeraradan.