Falal Argagix
Macluumaadka ku saabsan ...

Afduubka Mark Randall Frerichs

Kabul, Afghanistan | Fabraayo 2020

Mark Frerichs waxaa la afduubay horaanti bishi Fabraayo ee 2020. Waqtigii la afduubaaye, waxuu daganaa Kabul. Wuxuu ku wareege Afqaanistaan qiyaasti 2010 wuxuuna kashaqeynaaye mashruucyo dhismo oo kasocde gabi ahaanba waddanka.

Frerichs waa nin caddaan ah, oo dhiirargiisu yahay 180 santimitir waxuuna miizaankiisu yahay 86 Kiilo. Waxuu leeyahay timo boor qafiif ah oo soo bidaareesanaayaan wuuna xiirnaan karaa, indhihiisa waa boor cassaan xiga, waxuuna dhaawac horaan ah kuleeyahay daankiisa bidix. Marki ugu dambeyse ee la arko, wuxuu xidhnaaa buud madow, surwaal cagaar ah, jaakad cagaar ah iyo masar qalin ah.

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa waxey soo bandhigeesaa abaalmarin gaaraysa illaa $10 Milyan qofkii war ka keeno deegaanka, dib u hanashada iyo soocelinta Mark Frerichs.

Sawirro dheeraad ah ee

Afduubka Mark Randall Frerichs