La Raadinayo
Macluumaad sababa in qofkan caddaaladda la horkeeno...

Mangal Bagh

Abaalmarin Gaaraysa Illaa $3 Milyan

Mangal Bagh waa hoggaamiyaha Lashkar-e-Islam, waa urur xag-jir oo xiriir la leh kooxda Tehrik-e-Taliban Pakistan (TTP). Kooxdiisu waxaa lacag ka soo gala ka ganacsiga. soo gelinta muqaadaraadka, afduubka, weerarka kolonyada ciidamada NATO, iyo canshuur ay ka qaataan ganacsiga u dhaxeeya Pakistan iyo Afghanistan.

Bagh wuxuu kooxda Lashkar-e-Islam hoggaamiye uu u ahaa tan ilaa sanadkii 2006 oo si caadi ah uu ugu wareegey inuu la xulufoowo oo ay ilaaliyaan dakhliga ku soo qolqolao iyaga oo isla markaana dardargelinnaya dariiqada xagjirka ah ee Deobandi Islam ee ka jira bariga Afghanistan iyo waqooyiga Pakistan ee uu isaga kontoroolo, gaar ahaan Gobolka Nangarhar Province, Afghanistan.

Wuxuu ku dhashay Khyber Agency, Pakistan, waxaa la aaminsan yahay inuu jiro labaatameeyo. Bagh wuxuu ka dhashay qabiilka Afridi. Sanado dhowr ah ayuu dugsi soo dhigtay oo wakhti ka dibna wuxuu la barbar dagaalamay kooxaha xagjirka ee Afghanistan ka jira.

Sawirro dheeraad ah ee

Mangal Bagh