La Raadinayo
Macluumaad sababa in qofkan caddaaladda la horkeeno...

Mahad Karate

Abaalmarin Gaaraysa Illaa $5 Milyan

Hoggaamiye ku Xiggeen (amiir) Mahad Karate, ayaa sidoo kale ku magacdheer Cabdirahman Maxamed Warsame, wuxuu door muhiim ah ka ciyaaray qaybta Amniyaadka, oo waa qayb al-Shabaab ka mid ah oo mas’uul ka ah dilalka qorshaysan iyo weerarkii dhacay 2dii bishii Abriil, 2015 oo lagu qaaday Kulliyadda Jaamacadda Garissa oo lagu dilay 150 qof. Qaybta sirta urrurinta uqaabilsan ee ururka al-Shabaab waxa ay lug ku la’haayeen fulintii weerradii isbiiska ahaa iyo dilalka qorshaysnaa ee ka dhacay Soomaaliya, Keenya iyo wadamo kale ee deegaankaas oo waxay qaabilsan yihiin isku duwida iyo taageerada howlaha argaggixisonimo ee al-Shabaab Geeska Afrika ay ka wado.

Waxaa la aaminsan yahay in Karate uu jiro afartameeyo.