La Raadinayo
Macluumaad sababa in qofkan caddaaladda la horkeeno...

Macalin Daauud (Ma’alim Daud)

Abaalmarin Gaaraysa Illaa $5 Milyan

Macalin Daauud wuxuu mas’uul ka yahay qorshaynta, qorista, tabbarka, iyo howl-gelinta lidka ku ah oo lagu bartilmaameedsado Dowladda Soomaaliya iyo reer Galbeedka.

Daauud wuxuu ku hadlaa luqaddaha Ingiriiska, Carabiga, iyo af Soomaaliga. Waxaa sidoo kale loo yaqaanaa magacyada kala ah Salaad Karate, Daauud, Macalin Cabdirahman, iyo Cabdifataax. Daauud wuxuu ka soo jeedaa qabiilka Hawiye/Cayr oo wuxuu si rasmi ah u deggan yahay gobolka Shabeelaha Hoose ee Soomaaliya.