Falal Argagix
Macluumaadka ku saabsan ...

Dilkii Qunsuliyadda

Karachi, Pakistan | Maarso 8, 1995

Subaxa 8-da Maarso, 1995-kii, gaari cad oo siday rakaab ku socday shaqada qunsuliyadda Mareykanka ee Karachi, Pakistan. Waddooyin isdhaafa oo aad u mashquul ah, waxaa gaariga isbaaro u dhigtay tagsi huruud ah, isagoo ku qasbay in uu istaago iyadoo uu gaari kalena ishortaagay si aannu u dhaqaaqin. Argagixiso wajiyada soo dabooshay oo sitay qoryaha darandooriga u dhaca ayaa yimid kaddibna rasaas ku furay, rasaas ayeey oodda uga qaadeen waxayna burburiyeen daaqadaha. Laba ka tirsan shaqaalaha qunsuliyadda Mareykanka ayaa la dilay mid kalena weerarka ayuu ku dhaawacmay.

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda waxaa lagu bixinayaan abaalmarin gaarayso illaa $5 milyan haddii la helo warbixin suuragelinaysa in caddaalad lagu qaado kuwii ka mas’uulka ka ahaa weerarkan.