Falal Argagix
Macluumaadka ku saabsan ...

Qaraxii Bamka ee Loo Geystay Shacabka Baakiistaan 

Karachi, Pakistan | Juunyo 14, 2002

14-kii Juun, 2002-da, baabuur uu bam saarnaa ayaa ku qarxay dad lugeynayay meel bannaanka ka Qunsuliyadda Mareykanka ee Karachi, Pakistan. Waxaa weerarka ku dhintay 12 qof oo rag iyo dumar ah waxaana ku dhaawacmay 40 qofood oo kale.

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda waxaa lagu bixinayaan abaalmarin gaarayso illaa $5 milyan haddii la helo warbixin suuragelinaysa in caddaalad lagu qaado kuwii ka mas’uulka ka ahaa weerarkan.