La Raadinayo
Macluumaad sababa in qofkan caddaaladda la horkeeno...

Ibrahim al-Banna

Abaalmarin Gaaraysa Illaa $5 Milyan

Ibrahim al-Banna wuxuu hoggaan xubin ka yahay al-Qaida da ka jirta Jasiiradda Carabta (AQAP) oo wuxuu soo qabtay jagooyinka sida hoggaanka kooxda ee uqaabilsan dhanka amniyaadka. Al-Banna wuxuu ahaa xubnihii aassaasay AQAP oo mas’uul ka ahaa bixinta hagista amniyaadka iyo mileriga ee hoggaanka AQAP.