Falal Argagix
Macluumaadka ku saabsan ...

Qaraxii Bamka ee Jaamacadda Hebrew

Baytul Qudus | Luulyo 31, 2002

31-kii Luulyo, 2002, bam ayaa ku qarxay makhaayadda Jaamacadda Hebrew ee gudaha Baytul Qudus. Waxaa qaraxa ku dhinteen sagaal qofood, oo shan ka mid ah ay ahaayeen Mareykan, waxaana ku dhaawacmay 85 qofood oo kale. Dadkii weerarka ka dambeeyay waxay awaamiir ka heleen madaxda Hamas, oo ururka Asal Raaca Islaamka ee Falastiin oo ka hawlgala deegaanka Falastiin.

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda waxaa lagu bixinayaan abaalmarin gaarayso illaa $5 milyan haddii la helo warbixin suuragelinaysa in caddaalad lagu qaado kuwii ka mas’uulka ka ahaa weerarkan.