La Raadinayo
Macluumaad sababa in qofkan caddaaladda la horkeeno...

Xassan Afgooye (Hassan Afgooye)

Abaalmarin Gaaraysa Illaa $5 Milyan

Xassan Afgooye wuxuu kor kala socdaa shabakadda dhaqaalo fulinta oo howlaha u uqaabilsan yahay waxay isugu jiraan sama-fal been ah iyo dhaqaale-urrurinta, iyo afduubka taagarada dhammaan howlaha ururka al-Shabaab. Afgooye waxaa loo xisaabiyaa inuu yahay hogaamiyeyaasha al-Shabaab kuwooda ugu muhiimsan oo muhiimna ugu ah howlaha dhaqaale urrurinta.