La Raadinayo
Macluumaad sababa in qofkan caddaaladda la horkeeno...

Gulmurod Khalimov

Abaalmarin Gaaraysa Illaa $3 Milyan

Waa qof ka soo jeeda Tajikistan oo horey u ahaa korneel u qaabilsan howlwadeenka gaarka ah, abbaanduulyaha baliiska, iyo toogte gaar ah ee ciidamada waa Gulmurod Khalimov oo waa qof xubin ka ah Kooxda Ururka Islaamka ee Daacishta Ciraaq iyo Suuriya [Islamic State of Iraq and the Leavant (ISIL)] oo waa qofka u qaabilsanaa qorista iyo shaqaalaysiinta xubnaha. Wuxuu ahaan jiray abbaanduuliyea gaarka ah ee qaybta ciidamada gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Guddaha ee Tajikistan. Khalimov wuxuu ka soo muuqday fiidiyow dacaayad ah oo na xaqiijinnaya inuu ISIL u dagaalamaya oo wuxuu af-buuxa uu ugu dhawaaqay inuu qaadi doono tallaabo ficil celin rabsho ah oo lagu qaado dadka Ameerikaanka.

29ka bisha Seteember, 2015, Wasaarrada Arrimaha Dibadda ee Maraykanka waxay Khalimov ugu yeertay inuu yahay Argaggaxiyaha Gaarka ah ee Caalamka u Magaaban sida hoos timaada Amarka Sare ee 13224. Guddiga Amniga Qaranka ee Ururka Qaramada Midoobay Xeerkiisa 1267/1989/2253 ISIL (Da’esh) iyo Guddiga Ciqaabta ee al-Qaida ayaa iyaguna magaciisu ku daray liiska laga mamnuucay ee bisha Feraayo 2016. Khalimov waxaa raad-raadinnaysa Dowladda Tajikistan.

Sawirro dheeraad ah ee

Gulmurod Khalimov
Gulmurod Khalimov
Gulmurod Khalimov
Gulmurod Khalimov
Gulmurod Khalimov - English