Falal Argagix
Macluumaadka ku saabsan ...

Qaraxii Bamka ee Gawaarida Safaaradda Mareykanka

Qaraxii Bamka ee Gawaarida Safaaradda Mareykanka

Macluumaad sheegga meesha uu

Baytult Hanuun, Gaza Strip | Oktoobar 15, 2003

15-kii Oktoobar, 2003, seddex qofood oo Mareykan ah ayaa ku dhintay iyadoo uu hal qof si aad ah ugu dhaawacmay qarax ka yimid baabuur bam siday gudaha magaalada Baytult Hanuun, Gaza Strip.baabuusi aad ah ugu dhaawacmay Dadkii ay waxyeelladu ka soo gaartay waxay ahaayeen ilaalada wakiillada ka socda xafiisyada Ergeyda Mareykanka ee Bariga Dhexe inta ay ku sii socdeen magaalada Gaza si ay u soo wareystaan dadkii reer Falastiin ee codsanayey deeqda waxbarasho ee Fullbright (Fullbright scholarship).

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda waxaa lagu bixinayaan abaalmarin gaarayso illaa $5 milyan haddii la helo warbixin suuragelinaysa in caddaalad lagu qaado kuwii ka mas’uulka ka ahaa weerarkan.