La Raadinayo
Macluumaad sababa in qofkan caddaaladda la horkeeno...

Aziz Haqqani

Abaalmarin Gaaraysa Illaa $5 Milyan

Aziz Haqqani waa xubin sare oo ka mid ah Shabakada Haqqani Network oo wuxuu walaalkii yahay hoggaamiyaha Shabakada Haqqani Network oo lagu magacaabo Sirajuddin Haqqani. Aziz wuxuu si gaar ah in kaalin uga qaatay howlaha socodka iyo go’aammada taliyaha ee isuduwida taageerada weeraradii xuduudaha ee lagu qaadayay Xoogga Gargaarka Ammaanka ee Caalamiga (ISAF) iyo xooggaga Dowladda Jamhuuriga Islaamka ee Afghanistan dhexdeeda. Waxaa intaas sii-dheer, wuxuu ahaa gudbiyaha koowaad (ee uu Haqqanis) u ahaa ee howlaha laga fulin jiray Kabul dhexdeeda iyo weeraro weyn oo wadanka oo dhan ka dhacayay.