Abaal-marinta Caddaalada ayaa ku yaboohaysa inay bixiso illaa $6 milyan oo ay siinayso qofkii keena wax macluumaad ah oo u horseeda in la oggaado shaqsiga ama goobta uu ku sugan yahay Sacad bin Atef al-Cawlaaki. Al-Cawlaaki waa amiirka AQAP ee Shabwah, waa gobol ku yaal dalka Yaman. Wuxuu si cad ugu dhawaaqay weerarada ka dhanka ah Mareykanka iyo xulafadeena.
La Raadinayo
Macluumaad sababa in qofkan caddaaladda la horkeeno... 
Sacad bin Atef al-Cawlaaki
Abaalmarin Gaaraya Illaa $6 Milyan