La Raadinayo
Macluumaad sababa in qofkan caddaaladda la horkeeno...

Axmed Iimaan Cali (Ahmed Iman Ali)

Abaalmarin Gaaraysa Illaa $3 Milyan

Axmed Iimaan Cali guushii uu ka soo hoyay qorista dagaalyahanno iyo urrurinta lacagaha ee kooxa al-Shabaab loo ururiyo ayaa wuxuu ku kasbaday inuu noqdo qof kooxda dhexdeeda sumcad ku yeeshay. Iimaan Cali waxaa si wanaagsan loogu aqoonsadaa inuu yahay qof bartilmaameedsada dhallinyarada Keenyaanka ah inuu al-Shabaab ka dhiggo. Inkastoo taariikh ahaan ahaa qof Keenya ka howl-geli jiray, sannadkii 2009 xaruntiisa wuxuu usoo wareejiyay guddaha Soomaaliya halkaasoo duulimaad howl-gelin argaggixiso ah oo gaaraya 300 ilaa 500 uu Keenya ku soo qaado.