La Raadinayo
Macluumaad sababa in qofkan caddaaladda la horkeeno...

Abu ‘Cabd al-Karim al-Masri

Abaalmarin Gaaraysa Illaa $5 Milyan

Abu ‘Cabd al-Karim al-Masri waa xubin askarta howl-gabka oo ka tirsan ururka al-Qa’ida (AQ) iyo waa hoggaamiye sare oo ka tirsan ururka Hurras al-Din (HAD). Sanadkii 2018, al-Masri, wuxuu xubin ka ahaa shuurada HAD, waa kooxda waaxda sare ee go’aan gaarista ee kooxda u qaabilsan, wuxuuna hayay xilka sida dhexdhexaadiye u dhexeeyay ururka iyo al-Jabhadda Nusrah.

Hurras al-Din waa koox xiriir la leh ururka al-Qaacida oo ka soo ifbaxday wadanka Suuriya horaantii sanadkii 2018 kadib markii dhowr urur ay ka soo goosteen ama ay kala jajabeen ururka Hay’at Tahrir al-Sham (HTS). Hogaanka HAD, oo uu ku jiro al-Masri wali wuxuu daacad u yahay ururka AQ iyo hogamiyahooda, Ayman al-Zawahiri.

Sawirro dheeraad ah ee

Abu ‘Cabd al-Karim al-Masri
Arabic