Sanadkii 2002-da, waxay Dawladda Mareykanka soo saartay barnaamij abaalmarineed oo loo adeegsado in lagula dagaallamo maalgelinta argagixisada.
Argagixisada caalamka waxaa lagu maalgeliyaa lacagta ay argagixisada u soo diraan dad dunida ku nool. Waxay Dawladda Mareykanka haatan diyaar u tahay in ay bixiso lacag gaaraysa illaa $5 milyan haddii la helo macluumaad loo adeegsankaro kala furfuridda nidaamka lagu maalgeliyo ururrada argagixisada.
Si aad u eegto sawirka barnaamijkan loogu talagalay, waxaad fadlan xulataa sawirrada soo socda: