La Raadinayo
Macluumaad sababa in qofkan caddaaladda la horkeeno...

Abdullah Nowbahar

Abaalmarin Gaaraysa Illaa $2 Milyan

Abdullah Nowbahar waa qabiir ku taqassusay walxaha qarxa oo qayb ka yahay xisbiga Hezb-e Islami Gulbuddin (HIG) iyo sidoo kale wuxuu xubin ka yahay shabakada weerarrada Abdul Saboor. Nowbahar iyo Saboor iyo qabiir Abdullah Nowbahar ayaa ah kuwa doorwayn ka ciyaaray oo ka qaybqaatay weerarkii dhacay 18ka bisha Seteember, 2012 wuxuu ahaa weerar miino macmal ah oo gaari lagu soo rakibay oo isoo biimeeyay [suicide vehicle-borne improvised explosive device (SVBIED)] oo lagu qaaday bas wada shaqaale shisheeye oo ku socday Garoonka diyaaradaha Caalamiga ee Kaabuul, halkaasoo lagu dilay in ka badan darsin dad ah.