Websaytka rasmiga ah ee dawladda Mareykanka

Xisbullaah

Adiga kaalintaada ka qaado.

Ku saabsan

Xisbullah waa koox argaggixiso oo saldhiggeedu yahay dalka Labnaan waxay heshay hub xadi badan, tababar, iyo maalgelin oo ay ka hesho Iiraan, kaas oo Xoghayaha Arrimaha Dibedda uu ugu magacaabay inay yihiin Argaggixiso Dowlad Kafiilatay oo la aassaay 1984kii. Xisbullah waxay gacanta ku haysaa shabakad argaggixiso oo wayn waxayna masuul ka tahay weeraro badan oo waaweyn. Weeraran waxaa ka mid ah: qaraxyadii gaariga ee ismiidaaminta ahaa ee 1983kii lagu qaaday Safaaradda Mareykanka ee Beirut iyo Xerada Ciidamada Marines-ka Mareykanka ee Beirut; Weerarkii 1984-kii lagu qaaday safaaradda Mareykanka ee Beirut; iyo Afduubkii 1985kii ee Duulimaadka TWA ee 847. Xisbullah waxaa kale oo ay ku lug lahayd, iyada iyo Iiraan, weeraradii dhacay 1992-kii oo lagu qaaday safaaradda Israa’iil ee Argentina iyo sidoo kale qarixii 1994-tii lagu qaaday Jamciyadda Gargaarka Iskaashiga ee Yahuudda Argentine ee Magaalada Buenos Aires. Sannadkii 2012-kii, hawl-wadeennada Xisbullah waxay fuliyeen weerar ismiidaamin ah oo lagu guuleystay oo ka dhacay Bulgaria. Hay’adaha fulinta sharciga ayaa ka hortagay isku dayo weeraro argaggixiso oo Xisbullah iyo qorshayaal ay ka maleegeen dalal ay ka mid yihiin Azerbaijan, Qubrus, Masar, Kuwait, Nigeria, Peru, iyo Thailand.

Taariikdu markay ahayd 8da bisha Oktoobar, 1997, Wasaarada Arimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa Xisbullah u magacaabay inay yihiin Urur Argaggixiso Shisheeye sida ku xusan Qodobka 219 ee Xeerka Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadda, sida wax laga beddelay. Mar dambe, taariikhdu markay ahayd 31kii bishii Okotoobar, 2001, Waaxda Hanti-dhowrka Mareynaka ayaa Xamaas u magawday inay yihiin Argaggixiso Caalami oo si Gaar ah u Magacaaban markii loo hiigsaday Amarrada Dowliga ee 13224, sida la baddalay. Tan awgeed, dhammaan hantida, iyo danaha hanti, ee Xamaas, hoos timaadaa xukunka Mareykanka waa la xannibay, guud ahaan shaqsiyaadka Mareykankana waxaa laga mamnuucay inay wax fulin heshiis-ganacsi ah ay Xisbullah la sameeyaan. Waa dembi in si oggaal ah loo bixiyo, ama la isku dayo ama la maleego in la bixiyo, ilo ama taageero maaddi ah loo gudbiyo Xisbullah.

SUBMIT A TIP

Do Your Part. Secure a Safer World.

There are many ways to submit information to Rewards for Justice.

You may choose from multiple platforms and contact us in numerous languages. To process your information efficiently, we ask you to state your information as succinctly as possible, provide your name, location, and preferred language, and upload all relevant files such as photographs, videos, and documents to support your information. An RFJ representative will soon contact you. Please be patient, as RFJ reads every tip we receive.

Please open your Signal app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please open your Line app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please open your Telegram app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please open your Viber app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please visit our Tor-based tips-reporting channel at: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Si Tilmaan aad u soo Gudbiso

Adiga kaalintaada ka qaado. Adduunyo Ammaan ah Xaqiiji.

Waxaa jira siyaabo dhowr ah oo aad tilmaan u soo gudbin karto.

Waxaad ka dooran kartaa meelo badan oo aad nagula soo xiriirto oo luqado aad noogu soo gudbin karto. Si xogtaada si hufan loo socodsiiyo, waxaan ku waydiisanaynaa inaad macluumaadkaaga aad u sheegto sida ugu kooban ee suurtogalka ah, u soo raaci magacaaga, goobtaada, iyo luqadda aad door bidayso, oo aad geliso dhammaan faylasha khuseeya sida sawiro, muuqaalo, iyo dukumeenti si xogtaada ay wax uga tarto. Wakiil RFJ ka socda ayaa dhawaan kula soo xiriiri doona. Fadlan samir yeesho, maadaama RFJ ay akhrinayso tilmaan kasta oo na la soo gaarsiiyo.

Fadlan fur abkaaga Signal-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan fur abkaaga Line-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan fur abkaaga Telegram-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan fur abkaaga Viber-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan booqo kanaalka-warbixinta talooyinka-ku-saleysan Tor ee ah: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Skip to content