Websaytka rasmiga ah ee dawladda Mareykanka

Xayaat Taxriir al-Shaam (HTS)

Adiga kaalintaada ka qaado.

Ku saabsan

Xayaat Taxriir al-Shaam (HTS) waxaa la aasaasay sanadkii 2017-kii iyadoo ka timid midowgii dhexmaray Jabhadda al-Nusrah (ANF) iyo dhowr kooxood oo kale. HTS waxay ka talisaa qayb ka mid ah dhulka waqooyi-galbeed ee Suuriya, iyada oo ujeedadu tahay in laga saaro nidaamka Asad ee Suuriya, laguna beddelo dawlad Islaami oo Sunni ah si ay u gaarto ajandaheeda gaarka ah oo ka mid ah ururrada al-Qaacida ee Suuriya. HTS waxay qafaashatay dhawr muwaadin oo Maraykan ah tan iyo markii la aasaasay. HTS waa kooxyo xag-jir ah oo ka soocan mucaaradka Suuriya, waxayna ku dhaqantaa heerar kala duwan oo saameyn ku leh maamulka maxalliga ah iyo shirqoollada dibadda.

SUBMIT A TIP

Do Your Part. Secure a Safer World.

There are many ways to submit information to Rewards for Justice.

You may choose from multiple platforms and contact us in numerous languages. To process your information efficiently, we ask you to state your information as succinctly as possible, provide your name, location, and preferred language, and upload all relevant files such as photographs, videos, and documents to support your information. An RFJ representative will soon contact you. Please be patient, as RFJ reads every tip we receive.

Please open your Signal app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please open your Line app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please open your Telegram app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please open your Viber app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please visit our Tor-based tips-reporting channel at: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Si Tilmaan aad u soo Gudbiso

Adiga kaalintaada ka qaado. Adduunyo Ammaan ah Xaqiiji.

Waxaa jira siyaabo dhowr ah oo aad tilmaan u soo gudbin karto.

Waxaad ka dooran kartaa meelo badan oo aad nagula soo xiriirto oo luqado aad noogu soo gudbin karto. Si xogtaada si hufan loo socodsiiyo, waxaan ku waydiisanaynaa inaad macluumaadkaaga aad u sheegto sida ugu kooban ee suurtogalka ah, u soo raaci magacaaga, goobtaada, iyo luqadda aad door bidayso, oo aad geliso dhammaan faylasha khuseeya sida sawiro, muuqaalo, iyo dukumeenti si xogtaada ay wax uga tarto. Wakiil RFJ ka socda ayaa dhawaan kula soo xiriiri doona. Fadlan samir yeesho, maadaama RFJ ay akhrinayso tilmaan kasta oo na la soo gaarsiiyo.

Fadlan fur abkaaga Signal-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan fur abkaaga Line-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan fur abkaaga Telegram-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan fur abkaaga Viber-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan booqo kanaalka-warbixinta talooyinka-ku-saleysan Tor ee ah: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Skip to content