Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $5 milyan oo doollar ku bixinaysa ciddii keenta xog ku saabsan Xasan Afgooye oo ah hoggaamiyaha muhiimka ah ee kooxda argaggixisada ah ee al-Shabaab. Afgooye wuxuu kor kala socdaa shabakad maaliyadeed oo adag oo hawlaheedu u dhexeeyaan samafal been abuur ah iyo lacag ururind iyo af-duub lagu taageerayo Urur Argaggixiso Shisheeye ee al-Shabaab. Afgooye ayaa loo arkaa inuu muhiim u yahay jiritaanka howlgallada kooxda.
Xasan Afgooye
Afrika – Saxaraha ka Hooseeya