Websaytka rasmiga ah ee dawladda Mareykanka

Xafiz Saciid

Koonfurta iyo Bartamaha Aasiya

Abaal-marin

Ilaa 10 milyan oo doollar

Adiga kaalintaada ka qaado.

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illa $10 milyan oo doollarka Maraykanka ah oo la siinayo ciddii keenta xog ku saabsan Xafiz Saciid aasaasaha iyo hoggaamiyaha Lashkar-e Tayyiba (LeT), oo ah Urur Argaggixiso Shisheeye ee uu Maraykanku u aqoonsaday (FTO). Saciid waxa uu ka qaybqaatay qorshaynta weerarkii 4-ta maalmood qaatay ee argagixisanimo ee ka dhacay Mumbai, India bishii November 2008 kaas oo ay ku dhinteen 166 qof, oo ay ku jiraan lix Maraykan ah.

Sannadkii 2020, maxkamadda la dagaalanka argaggixisada ee Pakistan ayaa Saciid ku xukuntay eedaymo badan oo la xiriirta maalgelinta argagixisanimada waxayna ku xukuntay xabsi. Maraykanku waxa uu sii wadaa raadinta macluumaadka ku saabsan Saciid sababtoo ah nidaamka garsoorka Pakistan ayaa sii daayay hoggaamiyeyaal iyo hawl-wadeenno la xukumay oo LeT ah.

Taariikhdu markay ahayad 27ka bisha Maajo, 2008, Waaxda Hanti-dhowrka Mareynaka ayaa Saciid waxay u magawday inay yihiin Argaggixiso Caalami oo Gaar ah markii loo hiigsaday Amarrada Dowliga ee 13224, sida la baddalay. U aqoonsigan, iyo cawaaqibyada kale darteed, dhammaan hantida, iyo danaha hanti, ee Saciid hoos timaadaa xukunka Mareykanka waa la xannibay, guud ahaan shaqsiyaadka Mareykankana waxaa laga mamnuucay inay wax fulin heshiis-ganacsi ah ay Saciid la sameeyaan. Taa waxaa raacsan, waa dembi in si oggaal ah loo bixiyo, ama la isku dayo ama la maleego in la bixiyo, ilo ama taageero maaddi ah loo gudbiyo FTO LeT. Taariikhdu markay ahayad 10ka bishii Diseembar, 2008, Saciid waxaa lagu daray liiska Qaramada Midoobay 1267/1989 Guddiga Cunaqabataynta Al-Qaacida inuu yahay shakhsi xiriir la leh ururka argagixisada ah ee al-Qaacida, sidaas darteed, waxaa saaran cunaqabatayn caalami ah.

Sawirada:

Goobaha ku Xiran:

Pakistaan

Tariikhda Dhalashada:

5 Juun, 1950

Goobta Dhalashada:

Sargodha, Punjab, Pakistan

Muwadinnimo:

Pakistan

Dhalashada:

Pakistan

Lambarka(rada) Baasaboorka iyo Dalka:

Buug-yaraha A5250088 (Pakistan); BE5978421 (Pakistan)

Lambarka(rada) Aqoonsiga Qaran iyo Dalka:

23250460642 (Pakistan); 3520025509842-7 (Pakistan)

Jinsi:

Lab

Midabka Timaha:

Gaduud

Midabka Indhaha:

Bunni

NaanaysMagacyada Kale Higaada:

Maxamed Siciid; Xaafid Muxamed Siciid; Xafiz Mohammad Sayeed; Xaafid Maxamed Siciid; Xaafid Maxammad Sayid; Hafiz Mohammad Syeed; Hafiz Maxammad Sayed; Maxamed Siciid Xaafid; Xaafid Sahib; Tata Ji

SUBMIT A TIP

Do Your Part. Secure a Safer World.

There are many ways to submit information to Rewards for Justice.

You may choose from multiple platforms and contact us in numerous languages. To process your information efficiently, we ask you to state your information as succinctly as possible, provide your name, location, and preferred language, and upload all relevant files such as photographs, videos, and documents to support your information. An RFJ representative will soon contact you. Please be patient, as RFJ reads every tip we receive.

Please open your Line app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please open your Viber app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please visit our Tor-based tips-reporting channel at: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Si Tilmaan aad u soo Gudbiso

Adiga kaalintaada ka qaado. Adduunyo Ammaan ah Xaqiiji.

Waxaa jira siyaabo dhowr ah oo aad tilmaan u soo gudbin karto.

Waxaad ka dooran kartaa meelo badan oo aad nagula soo xiriirto oo luqado aad noogu soo gudbin karto. Si xogtaada si hufan loo socodsiiyo, waxaan ku waydiisanaynaa inaad macluumaadkaaga aad u sheegto sida ugu kooban ee suurtogalka ah, u soo raaci magacaaga, goobtaada, iyo luqadda aad door bidayso, oo aad geliso dhammaan faylasha khuseeya sida sawiro, muuqaalo, iyo dukumeenti si xogtaada ay wax uga tarto. Wakiil RFJ ka socda ayaa dhawaan kula soo xiriiri doona. Fadlan samir yeesho, maadaama RFJ ay akhrinayso tilmaan kasta oo na la soo gaarsiiyo.

Fadlan fur abkaaga Line-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan fur abkaaga Viber-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan booqo kanaalka-warbixinta talooyinka-ku-saleysan Tor ee ah: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Skip to content