Websaytka rasmiga ah ee dawladda Mareykanka

Ururka Abu Nidal Organization (ANO)

Koonfurta iyo Bartamaha Aasiya | Yurub iyo Eurasia

Adiga kaalintaada ka qaado.

Ururka Abuu Nidal (ANO) ayaa la aasaasay sanadkii 1974-tii kadib markii ay ka go’een Ururka Xoreynta Falastiin. ANO waxay u ololaysay baabi’inta Israa’iil oo waxay doonaysay inay carqaladayso dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu taageerayo geeddi-socodka nabadda ee Bariga Dhexe. Kooxda ayaa qaadatau mas’uuliyada weeraro badan oo argaggixisanimo, oo ay ku jiraan qaraxii TWA Duulimaadkii 840 (hyperlink) iyo afduubkii Duulimaadkii Pan Am Flight 73 (hyperlink).

Taariikdu markay ahayd 8da bishii Oktoobar, 1997, Wasaarada Arimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa ANO u magacaabay inay yihiin Urur Argaggixiso Shisheeye (FTO) sida ku xusan qodobka 219 ee Xeerka Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadda, sida wax laga beddelay. Taariikdu markay ahayd 1da bisha Juun, 2017, Waaxda Dawladdu waxay laashay ANO u magacaabista FTO ahaan.

SUBMIT A TIP

Do Your Part. Secure a Safer World.

There are many ways to submit information to Rewards for Justice.

You may choose from multiple platforms and contact us in numerous languages. To process your information efficiently, we ask you to state your information as succinctly as possible, provide your name, location, and preferred language, and upload all relevant files such as photographs, videos, and documents to support your information. An RFJ representative will soon contact you. Please be patient, as RFJ reads every tip we receive.

Please visit our Tor-based tips-reporting channel at: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Si Tilmaan aad u soo Gudbiso

Adiga kaalintaada ka qaado. Adduunyo Ammaan ah Xaqiiji.

Waxaa jira siyaabo dhowr ah oo aad tilmaan u soo gudbin karto.

Waxaad ka dooran kartaa meelo badan oo aad nagula soo xiriirto oo luqado aad noogu soo gudbin karto. Si xogtaada si hufan loo socodsiiyo, waxaan ku waydiisanaynaa inaad macluumaadkaaga aad u sheegto sida ugu kooban ee suurtogalka ah, u soo raaci magacaaga, goobtaada, iyo luqadda aad door bidayso, oo aad geliso dhammaan faylasha khuseeya sida sawiro, muuqaalo, iyo dukumeenti si xogtaada ay wax uga tarto. Wakiil RFJ ka socda ayaa dhawaan kula soo xiriiri doona. Fadlan samir yeesho, maadaama RFJ ay akhrinayso tilmaan kasta oo na la soo gaarsiiyo.

Fadlan booqo kanaalka-warbixinta talooyinka-ku-saleysan Tor ee ah: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Skip to content