Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $5 milyan ku bixinaysa ciddii keenta xog ku saabsan qaraxyadii safaaradda Maraykanka ee Kenya iyo Tanzania ee dhaay 1998-kii. Taariikhdu markay ahayd 7da bisha Agoosto, 1998, xubno ka tirsan kooxda argaggixisada ah ee al-Qaacida (AQ) waxay isku mar duqeeyeen safaaradaha Maraykanka ee Nairobi iyo Dar es Salaam. Weeraradan ayaa waxaa ku dhintay 224 qof, waxaana ku dhaawacmay in ka badan 5,000 qof oo kale, waxaana ka dhashay burbur xooggan oo soo gaaray dhismayaashii safaaradda iyo burbur soo gaaray dhismayaal ku dhowaa goobta qaraxa ka dhacay.
Magaalada Nairobi dhexdeeda, argagixisadu waxay ku qarxiyeen baabuur laga soo buuxiyay walxaha qarxa agagaarka barta baabuurka la dhigto ee safaaradda, halkaas oo ay ku dileen 213 qof – oo ay ku jiraan 44 shaqaale safaaradeed (12 Ameerikaan ah iyo 32 ajnabi ah) – waxayna ku dhaawacmeen in ka badan 5,000 oo kale, oo uu ku jiro Safiirka Mareykanka Prudence Bushnell.
Magaalada Daarusalaam dhexdeeda, argaggixsada oo watay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa damcay inay albaabka safaaradda la soo galaan, waxayna rasaas ku fureen gaariga, kadibna way ku qarxiyeen. Qaraxii ka dhashay ayaa waxaa ku dhintay 11 qof, waxaana ku dhaawacmay 85 qof.
Shakhsiyaadkan soo socda ayaa la maxkamadeeyay laguna xukumay maxkamad federaal ah oo Mareykanka dhexdiisa ah kuwaas oo lala xiriirinayo inay weerarrada ka dambeeyeen:
- Mamdouh Mahmud Salim, a founding member of AQ, was arrested in September 1998 in Germany and extradited to the United States. He is serving a life sentence in prison for his connection to the bombings.
- In October 2001, AQ operatives Wadih El-Hage, Khalfan Khamis Mohamed, Mohamed Rashed Daoud Al-Owhali, and Mohamed Sadeek Odeh were convicted on charges of planning and executing the bombings and sentenced to life in prison.
- In January 2011, AQ operative Ahmed Khalfan Ghailani was convicted and sentenced to life for his role in the bombings.
- In September 2014, Adel Abdel Bari, a close associate of AQ leader Ayman al-Zawahiri, pleaded guilty to conspiring to kill U.S. nationals and received a 25-year prison sentence. He was released from prison in 2020.
- In May 2015, Khaled al-Fawwaz, deputy to now-deceased former AQ leader Usama bin Ladin, was sentenced to life in prison for his connection to the attacks.
Xeerbeegle heer federaal oo Mareykan ah ayaa ku eedeyay Cabdullah Axmed Cabdullah, Anas al-Libi, Maxamed Atef, iyo Usama bin Ladin doorkii ay ku lahaayeen weerarada. Dhammaan madaxdii hore ee muhiimka ahaa ee ururka AQ, hadda way dhinteen.
Sidoo kale Abaalmarinta Caddaalaadda (Rewards for Justice) waxa ay abaal-marin siinaysaa wixii macluumaad ah oo ku saabsan hoggaamiyaha al-Qaacida Sayf al-Adl,kaas oo lagu eedeeyay doorkii uu ku la’haa qaraxyadii Safaaradda.