Websaytka rasmiga ah ee dawladda Mareykanka

Muhammad al-Jawlaani

Bariga dhow - Waqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe

Abaal-marin

Ilaa 10 milyan oo doollar

Adiga kaalintaada ka qaado.

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $10 milyan ku bixinaysa ciddii keenta xog ku saabsan Muhammad al-Jawlaani, oo sidoo kale loo yaqaan Abu Maxammad al-Golani iyo Maxammad al-Julani. Al-Jawlaani ayaa hogaaminaya Jabhadda al-Nusrah (ANF), garabka Al-Qaacida (AQ) ee Suuriya. Bishii Jannaayo 2017, ANF waxa ay ku biirtay dhawr kooxood oo kale oo mayal adag si ay u samaysteen Xayaat Tahrir al-Sham (HTS). Halka al-Jawlaani aanu ahayn hogaamiyaha HTS, haddana waxa uu weli yahay hogaamiyaha ururka ANF ee xiriirka la leh AQ, kaas oo ah xudunta u ah HTS.

Inta al-Jawlani hoggaanka uu hayay, ANF waxay Suuriya oo dhan ka fulisay dhowr weeraro argaggixisanimo ah, kuwaas oo inta badan lala beegsaday dad rayid ah. Bishii Abriil 2015, ANF ayaa la sheegay in ay afduubtay, kadibna la sii daayay, ku dhawaad 300 oo qof oo rayid ah oo Kurdiyiin ah oo laga soo qabtay bar kontorool oo ku taal Suuriya. Bishii Juun 2015, ANF waxay sheegatay mas’uuliyadda xasuuqii lagu qaaday 20 ka mid ah dadka deggan tuulada Druze ee Qalb Lawzeh ee ku taal gobolka Idlib, Suuriya.

Bishii Abriil 2013, al-Jawlaani waxa uu ku yaboohay AQ iyo hoggaamiyahooda Ayman al-Zawahiri. Bishii Luulyo 2016, al-Jawlani wuxuu ku amaanay AQ iyo al-Zawahiri muuqaal oonlaayn ah wuxuuna ku andacooday in ANF ay magaceeda u badashay Jabhat Fath Al Sham (“Conquest of Levant Front”).

Taariikhdu karkayd ahayd 16ka bisha Maajo, 2013, Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, al-Jawlani waxay u magawday inuu yahay Argaggixiso Caalami oo si Gaar ah u Magacaaban (SDGT) markii loo hiigsaday Amarrada Dowliga ee 13224. U aqoonsigan, iyo cawaaqibyada kale darteed, dhammaan hantida, iyo danaha hanti, ee al-Jawlani hoos timaadaa xukunka Mareykanka waa la xannibay, guud ahaan shaqsiyaadka Mareykankana waxaa laga mamnuucay inay wax fulin heshiis-ganacsi ah ay al-Jawlani la sameeyaan. Taa waxaa raacsan, waa dembi in si oggaal ah loo bixiyo, ama la isku dayo ama la maleego in la bixiyo, ilo ama taageero maaddi ah loo gudbiyo ANF, ayaa Mareynka u magawday inay tahay Urur Argaggixiso Shisheeye.

Sawirada:

Goobaha ku Xiran:

Suuriya

Tariikhda Dhalashada:

1975 illaa 1979kii

Goobta Dhalashada:

Suuriya

Dhalashada:

Suuriya

Jinsi:

Lab

Midabka Timaha:

Madow

Midabka Indhaha:

Bunni

Middab isku-dhafan:

Saytuun

NaanaysMagacyada Kale Higaada:

Muxamed al-Jawlaani; Abuu Maxamed al-Jawlaani; Abuu Muxammad al-Jawlaani; Abuu Maxamed al-Juulaani; Abuu Maxamed al-Golaani; Abuu Muxammad al-Golaani; Abuu Muxammad Aljawlaani; Abuu Ashraf; Axmed Xuseen Al-Shaarca; Axmad Xuseen al-Sharaa; Al-Sheekh Al-Fatax; Al-Faatix

SUBMIT A TIP

Do Your Part. Secure a Safer World.

There are many ways to submit information to Rewards for Justice.

You may choose from multiple platforms and contact us in numerous languages. To process your information efficiently, we ask you to state your information as succinctly as possible, provide your name, location, and preferred language, and upload all relevant files such as photographs, videos, and documents to support your information. An RFJ representative will soon contact you. Please be patient, as RFJ reads every tip we receive.

Please open your Line app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please open your Viber app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please visit our Tor-based tips-reporting channel at: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Si Tilmaan aad u soo Gudbiso

Adiga kaalintaada ka qaado. Adduunyo Ammaan ah Xaqiiji.

Waxaa jira siyaabo dhowr ah oo aad tilmaan u soo gudbin karto.

Waxaad ka dooran kartaa meelo badan oo aad nagula soo xiriirto oo luqado aad noogu soo gudbin karto. Si xogtaada si hufan loo socodsiiyo, waxaan ku waydiisanaynaa inaad macluumaadkaaga aad u sheegto sida ugu kooban ee suurtogalka ah, u soo raaci magacaaga, goobtaada, iyo luqadda aad door bidayso, oo aad geliso dhammaan faylasha khuseeya sida sawiro, muuqaalo, iyo dukumeenti si xogtaada ay wax uga tarto. Wakiil RFJ ka socda ayaa dhawaan kula soo xiriiri doona. Fadlan samir yeesho, maadaama RFJ ay akhrinayso tilmaan kasta oo na la soo gaarsiiyo.

Fadlan fur abkaaga Line-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan fur abkaaga Viber-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan booqo kanaalka-warbixinta talooyinka-ku-saleysan Tor ee ah: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Skip to content