Websaytka rasmiga ah ee dawladda Mareykanka

Maalim Ayman

Afrika – Saxaraha ka Hooseeya

Abaal-marin

Up to $10 million

Adiga kaalintaada ka qaado.

Barnaamijka Abaalmarinta Cadaalaadda ayaa ku yaboohaysa abaalmarin gaaraysa illa $10 milyan ciddi keenta macluumaad ku saabsan Macalin Ayman oo ah hoggaamiyaha Jaysh Ayman. Jaysh Ayman waa unug ka tirsan Al-Shabaab oo weeraro argagixiso ah ka fuliyay Kenya iyo Soomaaliya. 5tii Janaayo 2020-kii, argagixisada al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday shaqaale Kenyan iyo Mareykan ah ee ku sugan garoonka Manda Bay, Kenya. Halkaas oo ay ku dileen labo duuliye oo qandaraasleyaal Mareykan ahaa iyo khabiir Mareykan ahaa hagaha taraafikada hawada. Sidoo kale, qandaraasle saddexaad oo Maraykan ah iyo laba kale oo ka tirsan ciidamada Maraykanka ayaa ku dhaawacmay weerarka.

Macalin Ayman wuxuu masuul ka ahaa diyaarinta weerarkii Janaayo 2020-kii. Bishii Nofeembar 2020-kii, Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka waxay u magacawday Ayman inuu yahay Argaggixiso Caalami oo Gaar ah markii loo hiigsaday Amarrada Dowliga ee 13224, sida la baddalay.

Xarunta Manda Bay waa saldhig militari oo ay leeyihiin ciidamada Difaaca Kenya oo ay isticmaalaan ciidamada qalabka sida ee Mareykanka si ay u siiyaan tababaro iyo taageero la dagaallanka argagixisanimada xulafadooda ee ku sugan Bariga Afrika, gurmaadka dhibaatooyinka, iyo ilaalinta danaha Mareykanka ee mandaqada.

Sawirdabi-derbi:

Goobaha ku Xiran:

Soomaaliya

Jinsi:

Lab

SUBMIT A TIP

Do Your Part. Secure a Safer World.

There are many ways to submit information to Rewards for Justice.

You may choose from multiple platforms and contact us in numerous languages. To process your information efficiently, we ask you to state your information as succinctly as possible, provide your name, location, and preferred language, and upload all relevant files such as photographs, videos, and documents to support your information. An RFJ representative will soon contact you. Please be patient, as RFJ reads every tip we receive.

Please open your Line app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please open your Viber app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please visit our Tor-based tips-reporting channel at: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Si Tilmaan aad u soo Gudbiso

Adiga kaalintaada ka qaado. Adduunyo Ammaan ah Xaqiiji.

Waxaa jira siyaabo dhowr ah oo aad tilmaan u soo gudbin karto.

Waxaad ka dooran kartaa meelo badan oo aad nagula soo xiriirto oo luqado aad noogu soo gudbin karto. Si xogtaada si hufan loo socodsiiyo, waxaan ku waydiisanaynaa inaad macluumaadkaaga aad u sheegto sida ugu kooban ee suurtogalka ah, u soo raaci magacaaga, goobtaada, iyo luqadda aad door bidayso, oo aad geliso dhammaan faylasha khuseeya sida sawiro, muuqaalo, iyo dukumeenti si xogtaada ay wax uga tarto. Wakiil RFJ ka socda ayaa dhawaan kula soo xiriiri doona. Fadlan samir yeesho, maadaama RFJ ay akhrinayso tilmaan kasta oo na la soo gaarsiiyo.

Fadlan fur abkaaga Line-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan fur abkaaga Viber-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan booqo kanaalka-warbixinta talooyinka-ku-saleysan Tor ee ah: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Skip to content