Websaytka rasmiga ah ee dawladda Mareykanka

Ibrahim Salix Maxamed al-Yacqoub

Bariga dhow - Waqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe

Ku saabsan

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa waxay bixinayaan lacag gaaraysa illaa $5 milyan oo ay siinayo ciddii keenta xog ku saabsan Ibrahim Salix Maxamed al-Yacoub. Al-Yacoub oo lagu eedeeyay in uu yahay xubin ka tirsan Ururka Argaggixisada Sacuudiga ee Xisbullah, ayaa waxaa loo heystaa kaalintii uu isaga ku lahaa qaraxii ka dhacay daarta Khobar ee ku dhow magaalada Dhahran ee dalka Sacuudiga sannadkii 1996-kii.

Taariikhdu markay ahayd 25ka bisha Juun, 1996, xubno ka tirsan kooxda Sacuudi Xizballah ayaa gaari booyad ah oo ay ku jiraan walxaha qarxa ku qarxiyeen barxadda baabuurta la dhigto ee Khobar Towers, oo ah dhismo la dego guri oo ay degan yihiin ciidamada Maraykanka. Weerarkan ayaa burburiyay dhammaan dhismihii ka ag dhowaa oo dhan, waxaa ku dhintay 19 askari oo ka tirsan ciidamada Maraykanka ah iyo hal qof oo muwaadin Sucuudiyaan ah, waxaana ku dhaawacmay boqolaal qof oo u dhashay dalal kala duwan.

Taariikhdu markay ahayd 21ka bishii Juun, 2001, xeerbeeg heer federaal oo Mareykan ah ayaa ku soo oogtay al-Yacoub iyo 13 qof oo kale ayaa weerarka la la xiriiriyay.

Taariikhdu markay ahayad 12ka bisha Oktoobar, 2001, Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa al-Yacoub waxay u magawday inay yihiin Argaggixiso Caalami oo Gaar ah markii loo hiigsaday Amarrada Dowliga ee 13224, sida la baddalay. U aqoonsigan, iyo cawaaqibyada kale darteed, dhammaan hantida, iyo danaha hanti, ee al-Yacoub hoos timaadaa xukunka Mareykanka waa la xannibay, guud ahaan shaqsiyaadka Mareykankana waxaa laga mamnuucay inay wax fulin heshiis-ganacsi ah ay al-Yacoub la sameeyaan. Wuxuu ku jiraa Liiska Argaggixisada ee loogu Doonista Badan yahay ee FBI-da.

Sawirada:

Tariikhda Dhalashada:

16 Oktoobar, 1966

Goobta Dhalashada:

Tarut, Sacuudi Carabiya

Muwadinnimo:

Sacuud Carabiya

Jinsi:

Lab

Dhererka:

5’4″ (163 cm)

Culeys:

150 lbs (68 kg)

Midabka Timaha:

Madow

Midabka Indhaha:

Bunni

Middab isku-dhafan:

Saytuun

Astaamo lagu Garto:

Al-Yacquub waxaa ku yaal timo soo gurmatay waxana laga yaabaa in uu garka xiirto.

Luqadda lagu Hadlo:

Carabi

SUBMIT A TIP

Do Your Part. Secure a Safer World.

There are many ways to submit information to Rewards for Justice.

You may choose from multiple platforms and contact us in numerous languages. To process your information efficiently, we ask you to state your information as succinctly as possible, provide your name, location, and preferred language, and upload all relevant files such as photographs, videos, and documents to support your information. An RFJ representative will soon contact you. Please be patient, as RFJ reads every tip we receive.

Please open your Signal app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please open your Line app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please open your Telegram app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please open your Viber app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please visit our Tor-based tips-reporting channel at: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Si Tilmaan aad u soo Gudbiso

Adiga kaalintaada ka qaado. Adduunyo Ammaan ah Xaqiiji.

Waxaa jira siyaabo dhowr ah oo aad tilmaan u soo gudbin karto.

Waxaad ka dooran kartaa meelo badan oo aad nagula soo xiriirto oo luqado aad noogu soo gudbin karto. Si xogtaada si hufan loo socodsiiyo, waxaan ku waydiisanaynaa inaad macluumaadkaaga aad u sheegto sida ugu kooban ee suurtogalka ah, u soo raaci magacaaga, goobtaada, iyo luqadda aad door bidayso, oo aad geliso dhammaan faylasha khuseeya sida sawiro, muuqaalo, iyo dukumeenti si xogtaada ay wax uga tarto. Wakiil RFJ ka socda ayaa dhawaan kula soo xiriiri doona. Fadlan samir yeesho, maadaama RFJ ay akhrinayso tilmaan kasta oo na la soo gaarsiiyo.

Fadlan fur abkaaga Signal-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan fur abkaaga Line-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan fur abkaaga Telegram-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan fur abkaaga Viber-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan booqo kanaalka-warbixinta talooyinka-ku-saleysan Tor ee ah: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Skip to content