Websaytka rasmiga ah ee dawladda Mareykanka

Ibrahim Ousmane

Afrika – Saxaraha ka Hooseeya

Abaal-marin

Up to $5 million

Adiga kaalintaada ka qaado.

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $5 milyan ku bixinaysa xog ku saabsan Ibrahim Ousmane, oo sidoo kale loo yaqaan Dandou Cheffou, ka qaybqaadashadiisa weerarkii ka dhacay Tongo Tongo, ee dalka Niger 2017. Ibrahim Ousmane waa taliyaha ISIS-Greater Sahara (ISIS-GS).

Taariikhdu markay ahayd 4ta bisha Oktoobar, 2017, meel u dhow tuulada Tongo Tongo, dalka Niger, ISIS-GS maleeshiyaad xiriir la leh ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday koox ka tirsan Ciidamada Gaarka ah ee Mareykanka oo loo xilsaaray tababarida, latalinta, iyo caawinta ciidamada Niger ee argaggixisada la dagaalamaya. Weerarka wuxuu dhaliyay dhimashada afar Mareykan ah iyo afar ka tirsan ciidanka Naayjeeriyaanka. Laba kale oo Mareykan ah iyo sideed reer Naayjeeriyaan ah ayaa ku dhaawacmay is-galkaas. Taariikhdu markay ahayd 12ka bishii Janaayo, 2018, hogaamiyaha ISIS-GS Cadnaan Abu Walid al-Sahraawi ayaa sheegtey mas’uuliyadda weerarka.

Sawirada:

Sawirdabi-derbi:

Goobaha ku Xiran:

Burkina Faso, Maali, Niger

Jinsi:

Lab

NaanaysMagacyada Kale Higaada:

Dandou Cheffou

SUBMIT A TIP

Do Your Part. Secure a Safer World.

There are many ways to submit information to Rewards for Justice.

You may choose from multiple platforms and contact us in numerous languages. To process your information efficiently, we ask you to state your information as succinctly as possible, provide your name, location, and preferred language, and upload all relevant files such as photographs, videos, and documents to support your information. An RFJ representative will soon contact you. Please be patient, as RFJ reads every tip we receive.

Please open your Line app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please open your Viber app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please visit our Tor-based tips-reporting channel at: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Si Tilmaan aad u soo Gudbiso

Adiga kaalintaada ka qaado. Adduunyo Ammaan ah Xaqiiji.

Waxaa jira siyaabo dhowr ah oo aad tilmaan u soo gudbin karto.

Waxaad ka dooran kartaa meelo badan oo aad nagula soo xiriirto oo luqado aad noogu soo gudbin karto. Si xogtaada si hufan loo socodsiiyo, waxaan ku waydiisanaynaa inaad macluumaadkaaga aad u sheegto sida ugu kooban ee suurtogalka ah, u soo raaci magacaaga, goobtaada, iyo luqadda aad door bidayso, oo aad geliso dhammaan faylasha khuseeya sida sawiro, muuqaalo, iyo dukumeenti si xogtaada ay wax uga tarto. Wakiil RFJ ka socda ayaa dhawaan kula soo xiriiri doona. Fadlan samir yeesho, maadaama RFJ ay akhrinayso tilmaan kasta oo na la soo gaarsiiyo.

Fadlan fur abkaaga Line-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan fur abkaaga Viber-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan booqo kanaalka-warbixinta talooyinka-ku-saleysan Tor ee ah: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Skip to content