Websaytka rasmiga ah ee dawladda Mareykanka

Ciidamada Ilaalada Kacaanka Islaamka (IRGC)

Afrika – Saxaraha ka Hooseeya | Bariga Aasiya iyo Baasifigga | Bariga dhow - Waqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe | Caalamka | Dhulka la isku Yiraahdo (Western Hemisphere) | Koonfurta iyo Bartamaha Aasiya | Yurub iyo Eurasia

Adiga kaalintaada ka qaado.

Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah (IRGC), oo qayb ka ah millatariga rasmiga ah ee Iiraan, ayaa door dhexe ka ciyaara adeegsiga argagixisanimada ee Iran oo ah aalad muhiim u ah dawladda Iran. Kooxda IRGC waxay qorshaysaa, abaabushaa, oo ay fulisaa argaggixisanimada aduunka oo dhan. Intaa waxaa raacsan, IRGC waxay abuurtay, taageertay, oo ay hagtay kooxaha kale ee argagixisada. IRGC waxay mas’uul ka tahay weeraro badan oo lagu bartilmaameedsado Ameerikaanka iyo xarumaha Mareykanka, oo ay ku jiraan kuwa lagu dillay muwaadiniinta Mareykanka. Tan iyo markii la aassaasay sannadkii 1979, IRGC waxay kasbatay door wax ku ool ah fulinta siyaasadda dibadda ee Iiraan. Kooxda ayaa hadda gacanta ku haysa qaybo badan oo ka mid ah dhaqaalaha Iiraan, waxa ayna saamayn ku leeyihiin siyaasadda gudaha ee dalka Iiraan.

Taariikdu markay ahayd 15ka bishii Abriil, 2019, Wasaarada Arimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa u magacawday IRGC, oo ay ku jiraan Xooggaga IRGC-Qods Force inay yihiin Urur Argagixiso Shisheeye sida ku xusan qodobka 219 ee Xeerka Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadda, sida la baddalay. Sanadkii 2017, Waaxda Hanti-dhowrka Mareynaka waxay IRGC u magacaawdayinuu yahay Argagaxiso Caalami oo Gaar ah markii loo hiigsaday Amarrada Dowliga ee 13224, sida la baddallay, dhaqdhaqa taageeradooda ay u hayaan ururka IRGC-QF. Tan awgeed, dhammaan hantida, iyo danaha hanti, ee IRGC, hoos timaadaa xukunka Mareykanka waa la xannibay, guud ahaan shaqsiyaadka Mareykankana waxaa laga mamnuucay inay wax fulin heshiis-ganacsi ah ay IRGC la sameeyaan. Waa dembi in si oggaal ah loo bixiyo, ama la isku dayo ama la maleego in la bixiyo, ilo ama taageero maaddi ah loo gudbiyo IRGC.

SUBMIT A TIP

Do Your Part. Secure a Safer World.

There are many ways to submit information to Rewards for Justice.

You may choose from multiple platforms and contact us in numerous languages. To process your information efficiently, we ask you to state your information as succinctly as possible, provide your name, location, and preferred language, and upload all relevant files such as photographs, videos, and documents to support your information. An RFJ representative will soon contact you. Please be patient, as RFJ reads every tip we receive.

Please open your Line app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please open your Viber app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please visit our Tor-based tips-reporting channel at: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Si Tilmaan aad u soo Gudbiso

Adiga kaalintaada ka qaado. Adduunyo Ammaan ah Xaqiiji.

Waxaa jira siyaabo dhowr ah oo aad tilmaan u soo gudbin karto.

Waxaad ka dooran kartaa meelo badan oo aad nagula soo xiriirto oo luqado aad noogu soo gudbin karto. Si xogtaada si hufan loo socodsiiyo, waxaan ku waydiisanaynaa inaad macluumaadkaaga aad u sheegto sida ugu kooban ee suurtogalka ah, u soo raaci magacaaga, goobtaada, iyo luqadda aad door bidayso, oo aad geliso dhammaan faylasha khuseeya sida sawiro, muuqaalo, iyo dukumeenti si xogtaada ay wax uga tarto. Wakiil RFJ ka socda ayaa dhawaan kula soo xiriiri doona. Fadlan samir yeesho, maadaama RFJ ay akhrinayso tilmaan kasta oo na la soo gaarsiiyo.

Fadlan fur abkaaga Line-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan fur abkaaga Viber-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan booqo kanaalka-warbixinta talooyinka-ku-saleysan Tor ee ah: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Skip to content