Websaytka rasmiga ah ee dawladda Mareykanka

Casiis Xaqqani

Koonfurta iyo Bartamaha Aasiya

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $5 milyan oo ay siinayo ciddii keenta xog ku saabsan Aziiz Xaqqaani, oo sidoo kale loo yaqaano Cabdulaziiz Xaqqaani. Casiis waa hogaamiyaha muhiimka ah ee Shabakada Xaqqani Network (HQN), oo ah Ururka Argaggixisada Shisheeye ee uu Maraykanku u aqoonsaday (FTO), wuxuuna la dhashay hogaamiyaha HQN iyo ku xigeenka hogaamiyaha Taliban Sirajuddin Xaqqani.

Casiis waxa uu ku lug lahaa qorsheynta iyo fulinta weeraro qaraxyo ah oo lala beegsado bartilmaameedyada dowladda Afgaanistaan, waxaana uu la wareegay mas’uuliyadda dhammaan weeraradii waaweynaa ee HQN kadib geeridii walaalkiis, Badruddin Xaqqani. Casiis waxa uu si hoose ugu lug lahaa hawlgallada saadka iyo go’aannada taliska ee weerarrada HQN ee ka dhanka ah ciidamada Afgaanistaan iyo kuwa Isbahaysiga ee ku sugan xadka Afgaanistaan iyo Pakistan. Waxaa intaas sii-dheer, wuxuu ahaa u adeeggaha koowaad HQN oo uu howlgalo ka fulin jiray Kabul dhexdeeda iyo weeraro weyn oo Afghanistan oo dhan ka dhacayay.

Taariikhdu markay ahayad 25ka bisha Agoosto, 2015, Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa Casiis Xaqqani waxay u magawday inay yihiin Argaggixiso Caalami oo Gaar ah markii loo hiigsaday Amarrada Dowliga ee 13224, sida la baddalay. U aqoonsigan, iyo cawaaqibyada kale darteed, dhammaan hantida, iyo danaha hanti, ee Casiis Xaqqani hoos timaadaa xukunka Mareykanka waa la xannibay, guud ahaan shaqsiyaadka Mareykankana waxaa laga mamnuucay inay wax fulin heshiis-ganacsi ah ay Casiis Xaqqani la sameeyaan. Taa waxaa raacsan, waa dembi in si oggaal ah loo bixiyo, ama la isku dayo ama la maleego in la bixiyo, ilo ama taageero maaddi ah loo gudbiyo FTO ga HQN.

Sawirada:

Goobaha ku Xiran:

Afgaanistan, Pakistaan

Tariikhda Dhalashada:

1987 illaa 1989kii

Jinsi:

Lab

NaanaysMagacyada Kale Higaada:

Cabdul Aziz Xaqqani

SUBMIT A TIP

Do Your Part. Secure a Safer World.

There are many ways to submit information to Rewards for Justice.

You may choose from multiple platforms and contact us in numerous languages. To process your information efficiently, we ask you to state your information as succinctly as possible, provide your name, location, and preferred language, and upload all relevant files such as photographs, videos, and documents to support your information. An RFJ representative will soon contact you. Please be patient, as RFJ reads every tip we receive.

Please open your Line app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please open your Viber app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please visit our Tor-based tips-reporting channel at: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Si Tilmaan aad u soo Gudbiso

Adiga kaalintaada ka qaado. Adduunyo Ammaan ah Xaqiiji.

Waxaa jira siyaabo dhowr ah oo aad tilmaan u soo gudbin karto.

Waxaad ka dooran kartaa meelo badan oo aad nagula soo xiriirto oo luqado aad noogu soo gudbin karto. Si xogtaada si hufan loo socodsiiyo, waxaan ku waydiisanaynaa inaad macluumaadkaaga aad u sheegto sida ugu kooban ee suurtogalka ah, u soo raaci magacaaga, goobtaada, iyo luqadda aad door bidayso, oo aad geliso dhammaan faylasha khuseeya sida sawiro, muuqaalo, iyo dukumeenti si xogtaada ay wax uga tarto. Wakiil RFJ ka socda ayaa dhawaan kula soo xiriiri doona. Fadlan samir yeesho, maadaama RFJ ay akhrinayso tilmaan kasta oo na la soo gaarsiiyo.

Fadlan fur abkaaga Line-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan fur abkaaga Viber-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan booqo kanaalka-warbixinta talooyinka-ku-saleysan Tor ee ah: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Skip to content