Websaytka rasmiga ah ee dawladda Mareykanka

Cali Sayid Muxamed Mustafa al-Bakri

Bariga dhow - Waqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe

Abaal-marin

Up to $5 million

Adiga kaalintaada ka qaado.

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $5 milyan ciddii keenta xog ku saabsan Cali Sayyid Muhamed Mustafa al-Bakri oo sidoo kale loo yaqaano Cabdi al-Casiis al-Masri. Al-Bakri waa xubin ka tirsan golaha shuurada ee al-Qaacida (AQ), oo ah golaha go’aan ka gaara kooxda, oo waana nin aad ugu dhow hoggaamiyaha AQ Sayf al-Adl. Al-Bakri waa khabiir ku takhasusay qaraxyada iyo hubka kiimikada.

Kahor inta uusan ku biirin AQ, al-Bakri waxa uu xubin ka ahaa kooxda argagixisada ah ee Jihaadka Islaamiga Masar ee uu hogaamiyo al-Zawahiri. Waxa uu macalin ka soo noqday xerooyinka AQ ee Afgaanistaan, isaga oo tababari jiray qorayaasha argagixisada isticmaalka walxaha qarxa iyo hubka kiimikada. Al-Bakri ayaa sidoo kale isku dayay in uu afduubto diyaarad rakaab ah oo ay leedahay Pakistan Air bishii Diseembar 2000. Waxay u badan tahay inuu sii wado tababarida argagixisada AQ iyo kuwa kale ee xagjirka ah.

Al-Bakri waxa uu la degay qoyskiisu oo ku sugan dalka Iiraan.

Taariikhdu markay ahayd 3dii bishii Okotoobar, 2005, Waaxda Hanti-dhowrka Mareynaka ayaa al-Bakri u magawday inay yihiin Argaggixiso Caalami oo si Gaar ah u Magacaaban markii loo hiigsaday Amarrada Dowliga ee 13224, sida la baddalay. U aqoonsigan, iyo cawaaqibyada kale darteed, dhammaan hantida, iyo danaha hanti, ee Cali hoos timaadaa xukunka Mareykanka waa la xannibay, guud ahaan shaqsiyaadka Mareykankana waxaa laga mamnuucay inay wax fulin heshiis-ganacsi ah ay al-Bakri la sameeyaan. Taa waxaa raacsan, waa dembi in si oggaal ah loo bixiyo, ama la isku dayo ama la maleego in la bixiyo, ilo ama taageero maaddi ah loo gudbiyo AQ, ayaa Mareynka u magawday inay tahay Urur Argaggixiso Shisheeye.

Sawirada:

Sawirdabi-derbi:

Goobaha ku Xiran:

Iiraan

Tariikhda Dhalashada:

April 18, 1966

Goobta Dhalashada:

Bani Suwayf, Egypt

Dhalashada:

Egypt

Jinsi:

Lab

Midabka Indhaha:

Dark

NaanaysMagacyada Kale Higaada:

Ali Sa’d Muhammad Mustafa Bakri; Abd al-Aziz al-Masri; Hasan ‘Umar Ibrahim Ali Saleem Abu Salsbil; Abu Salsabil Hassan Omar; Hasan ‘Umar Zizo

SUBMIT A TIP

Do Your Part. Secure a Safer World.

There are many ways to submit information to Rewards for Justice.

You may choose from multiple platforms and contact us in numerous languages. To process your information efficiently, we ask you to state your information as succinctly as possible, provide your name, location, and preferred language, and upload all relevant files such as photographs, videos, and documents to support your information. An RFJ representative will soon contact you. Please be patient, as RFJ reads every tip we receive.

Please open your Line app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please open your Viber app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please visit our Tor-based tips-reporting channel at: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Si Tilmaan aad u soo Gudbiso

Adiga kaalintaada ka qaado. Adduunyo Ammaan ah Xaqiiji.

Waxaa jira siyaabo dhowr ah oo aad tilmaan u soo gudbin karto.

Waxaad ka dooran kartaa meelo badan oo aad nagula soo xiriirto oo luqado aad noogu soo gudbin karto. Si xogtaada si hufan loo socodsiiyo, waxaan ku waydiisanaynaa inaad macluumaadkaaga aad u sheegto sida ugu kooban ee suurtogalka ah, u soo raaci magacaaga, goobtaada, iyo luqadda aad door bidayso, oo aad geliso dhammaan faylasha khuseeya sida sawiro, muuqaalo, iyo dukumeenti si xogtaada ay wax uga tarto. Wakiil RFJ ka socda ayaa dhawaan kula soo xiriiri doona. Fadlan samir yeesho, maadaama RFJ ay akhrinayso tilmaan kasta oo na la soo gaarsiiyo.

Fadlan fur abkaaga Line-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan fur abkaaga Viber-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan booqo kanaalka-warbixinta talooyinka-ku-saleysan Tor ee ah: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Skip to content