Websaytka rasmiga ah ee dawladda Mareykanka

Cali Maxamed Raage

Afrika – Saxaraha ka Hooseeya

Abaal-marin

Gaaraysa illa $5 Milyan

Adiga kaalintaada ka qaado.

Barnaamijka Abaalmarinta Cadaalaadda ayaa ku yaboohaysa abaalmarin gaaraysa illa $5 milyan ciddi keenta macluumaad ku saabsan Cali Maxamed Raage. Raage waa hogaamiye al-Shabaab muhiim ah sidoo kalena ah afhayeenka guud ee kooxdaas, oo Maraykanku u aqoonsaday urur argagaxisada Shisheeye ah. Raage ayaa ku lug lahaa qorsheynta weeraro argagixiso oo ka dhaca Kenya iyo Soomaaliya. Raage wuxuu noqday afhayeenka guud ee al-Shabaab bishii Maajo 2009. 6dii bishii Ogosto 2021-kii, Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka waxay u magacawday Raage inuu yahay Argaggixiso Caalami oo Gaar ah markii loo hiigsaday Amarrada Dowliga ee 13224, sida la baddalay.

Sawirada:

Sawirdabi-derbi:

Goobaha ku Xiran:

Soomaaliya

Degaannada la Yaqaan:

Soomaaliya

Tariikhda Dhalashada:

1966

Goobta Dhalashada:

Degmada Hawl Wadag, Muqdisho, Soomaaliya

Dhalashada:

Soomaaliya

Jinsi:

Lab

NaanaysMagacyada Kale Higaada:

Cali Maxamed Raage, Cali Dheere, Cali Dheere

SUBMIT A TIP

Do Your Part. Secure a Safer World.

There are many ways to submit information to Rewards for Justice.

You may choose from multiple platforms and contact us in numerous languages. To process your information efficiently, we ask you to state your information as succinctly as possible, provide your name, location, and preferred language, and upload all relevant files such as photographs, videos, and documents to support your information. An RFJ representative will soon contact you. Please be patient, as RFJ reads every tip we receive.

Please open your Line app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please open your Viber app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please visit our Tor-based tips-reporting channel at: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Si Tilmaan aad u soo Gudbiso

Adiga kaalintaada ka qaado. Adduunyo Ammaan ah Xaqiiji.

Waxaa jira siyaabo dhowr ah oo aad tilmaan u soo gudbin karto.

Waxaad ka dooran kartaa meelo badan oo aad nagula soo xiriirto oo luqado aad noogu soo gudbin karto. Si xogtaada si hufan loo socodsiiyo, waxaan ku waydiisanaynaa inaad macluumaadkaaga aad u sheegto sida ugu kooban ee suurtogalka ah, u soo raaci magacaaga, goobtaada, iyo luqadda aad door bidayso, oo aad geliso dhammaan faylasha khuseeya sida sawiro, muuqaalo, iyo dukumeenti si xogtaada ay wax uga tarto. Wakiil RFJ ka socda ayaa dhawaan kula soo xiriiri doona. Fadlan samir yeesho, maadaama RFJ ay akhrinayso tilmaan kasta oo na la soo gaarsiiyo.

Fadlan fur abkaaga Line-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan fur abkaaga Viber-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan booqo kanaalka-warbixinta talooyinka-ku-saleysan Tor ee ah: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Skip to content