Websaytka rasmiga ah ee dawladda Mareykanka

Ali Saade

Afrika – Saxaraha ka Hooseeya | Bariga dhow - Waqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe

Abaal-marin

Ilaa 10 milyan oo doollar

Adiga kaalintaada ka qaado.

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda ayaa abaalmarin gaaraysa illa 10 milyan oo doolar siinaysa ciddii keenta xog horseeda carqaladaynta hababka maaliyadeed ee Xisbullah. Cali Sacadeh waa maalgeliyaha Xisbullah oo ka shaqeeya dalka Guinea. Sacadeh waxa uu lacagaha ka soo xawilaa Guinea uu u sii gudbiyaa Xisbullah, iyo wakiillada Xisbullah u fadhiya wadamada Guinea iyo Lubnaan.

Illa 2020kii, koox ganacsato ah oo Lubnaaniyiin ah oo degan Guinea, oo ay ka mid yihiin Sacadeh iyo maalgeliyaha Xisbullah Ibrahim Taher, ayaa ka safray Guinea oo aaday Lubnaan iyaga oo la socdo diyaarad khaas ah oo lacag badan wadata. Kooxdu waxay sheegtay in lacagtaas ay ahayd mid loogu talagalay COVID-19 ee Lubnaan, si laga fogaado in la baaro. Caawinta COVID-19 ayaa horey waxaa loogu isticmaali jiray dabool ahaan si lacagaha Xisbullah laga soo wareejiyo Guinea loona gudbiyo Lubnaan.

Sacadeh waxaa lagu tuhunsan yahay innu u doonyo kalluumeysi ah u adeegsado si sharci darro ah sida ka ganacsiga maandooriyaha.

Taariikdu markay ahayd Maarso 4, 2022, waaxda Khasnadda Mareykanka ayaa Sacadeh u magacawday inuu yahay Argaggixiso Caalami oo si Gaar ah u magacaaban iyadoo la raacayo Amarka Fulinta ee 13224, sida wax laga beddelay, bixinta kaalmo agab ah, kafaala qaado, ama loo bixiyo taageero dhaqaale, qalab, ama farsamo, alaabo, ama adeegyo ama taageero Xisbullah. Magacaabistan iyo cawaaqibka kale, dhammaan hantida iyo danaha Mumtalakat ee Sacadeh ee hoos imaanaya xukunka Mareykanka, waa mamnuuc, dadka Mareykankana waxaa si guud ahaan laga mamnuucay wax ganacsi ah inn ay la sameeyaan. Intaa waxaa dheer, waa dambi in taageero maadi ah ama agab la siiyo Xisbullah, oo ah urur argagixiso shisheeye ah oo uu Maraykanku magacaabay.

Sawirada:

Sawirdabi-derbi:

Goobaha ku Xiran:

Guinea

Tariikhda Dhalashada:

Maajo 18, 1972

Goobta Dhalashada:

Conakry, Guinea

Dhalashada:

Lubnaan

Lambarka(rada) Aqoonsiga Qaran iyo Dalka:

RL0420013 (Lubnaan), Wuxuu dhacayaa: Maarso 1, 2015;14205180170519 (Guinea), Wuxuu dhacayaa: Meey 29, 2024;18FV09784 (France), Wuxuu dhacayaa: Febraayo 6, 2029

Jinsi:

Lab

NaanaysMagacyada Kale Higaada:

Ali Moussa Saade

SUBMIT A TIP

Do Your Part. Secure a Safer World.

There are many ways to submit information to Rewards for Justice.

You may choose from multiple platforms and contact us in numerous languages. To process your information efficiently, we ask you to state your information as succinctly as possible, provide your name, location, and preferred language, and upload all relevant files such as photographs, videos, and documents to support your information. An RFJ representative will soon contact you. Please be patient, as RFJ reads every tip we receive.

Please open your Line app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please open your Viber app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843

Please visit our Tor-based tips-reporting channel at: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Si Tilmaan aad u soo Gudbiso

Adiga kaalintaada ka qaado. Adduunyo Ammaan ah Xaqiiji.

Waxaa jira siyaabo dhowr ah oo aad tilmaan u soo gudbin karto.

Waxaad ka dooran kartaa meelo badan oo aad nagula soo xiriirto oo luqado aad noogu soo gudbin karto. Si xogtaada si hufan loo socodsiiyo, waxaan ku waydiisanaynaa inaad macluumaadkaaga aad u sheegto sida ugu kooban ee suurtogalka ah, u soo raaci magacaaga, goobtaada, iyo luqadda aad door bidayso, oo aad geliso dhammaan faylasha khuseeya sida sawiro, muuqaalo, iyo dukumeenti si xogtaada ay wax uga tarto. Wakiil RFJ ka socda ayaa dhawaan kula soo xiriiri doona. Fadlan samir yeesho, maadaama RFJ ay akhrinayso tilmaan kasta oo na la soo gaarsiiyo.

Fadlan fur abkaaga Line-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan fur abkaaga Viber-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160

Fadlan booqo kanaalka-warbixinta talooyinka-ku-saleysan Tor ee ah: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion

Skip to content