Websaytka rasmiga ah ee dawladda Mareykanka

Ali al-Sha’ir

Bariga dhow - Waqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe

Abaal-marin

Ilaa 10 milyan oo doollar

Adiga kaalintaada ka qaado.

Ku saabsan

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda ayaa abaalmarin gaaraysa illa 10 milyan oo doolar siinaysa ciddii keenta xog horseeda carqaladaynta hababka maaliyadeed ee Xisbullah. Cali al-Shacir waxa uu maareeyaha xafiiska u yahay maalgeliyaha Xisbullah Xasib Muxamed Hadwaan waxa uuna u qaadanayay tabarucaadka Xisballah tan iyo 2000. Iyada oo qayb ka ah hawlahooda iyo waajibaadkooda ee Xisballah, al-Shacir iyo waxay isticmaalaan nidaamka maaliyadeed ee caalamiga ah si ay lacagaha ugu wareejiyaan Lubnaan, iyagoo qarinaya hadafka dhabta ah ee ka dambeeya dhaqaale ururinta, taas oo ah in lagu maalgeliyo dhaqdhaqaaqa ururka argagixisada.

Taariikdu markay ahayd Sebtembar 17, 2021, waaxda Khasnadda Mareykanka ayaa al-Shacir u magacawday inuu yahay Argagixiso caalami ah si oo Gaar ah u magacaaban iyadoo la raacayo Amarka Fulinta ee 13224, sida wax laga beddelay. Magacaabistan iyo cawaaqibka kale, dhammaan hantida iyo danaha hantida ee al-Shacir ee hoos imaanaya xukunka Mareykanka, waa mamnuuc, dadka Mareykankana waxaa si guud ahaan laga mamnuucay wax ganacsi ah inn ay la sameeyaan. Intaa waxaa dheer, waa dambi in taageero maadi ah ama agab la siiyo Xisbullah, oo ah urur argagixiso shisheeye ah oo uu Maraykanku magacaabay.

Sawirada:

Goobaha ku Xiran:

Lubnaan

Tariikhda Dhalashada:

Janaayo 26 1967

Goobta Dhalashada:

Lubnaan; Sultanah, Bint Jbeil, Gobolka Nabatieh, Lubnaan

Muwadinnimo:

Lubnaan

Dhalashada:

Lubnaan

Lambarka(rada) Aqoonsiga Qaran iyo Dalka:

000013901514 (Lubnaan)

Jinsi:

Lab

NaanaysMagacyada Kale Higaada:

Ali al-Shaer

SUBMIT A TIP

Do Your Part. Secure a Safer World.

There are many ways to submit information to Rewards for Justice.

You may choose from multiple platforms and contact us in numerous languages. To process your information efficiently, we ask you to state your information as succinctly as possible, provide your name, location, and preferred language, and upload all relevant files such as photographs, videos, and documents to support your information. An RFJ representative will soon contact you. Please be patient, as RFJ reads every tip we receive.

Si Tilmaan aad u soo Gudbiso

Adiga kaalintaada ka qaado. Adduunyo Ammaan ah Xaqiiji.

Waxaa jira siyaabo dhowr ah oo aad tilmaan u soo gudbin karto.

Waxaad ka dooran kartaa meelo badan oo aad nagula soo xiriirto oo luqado aad noogu soo gudbin karto. Si xogtaada si hufan loo socodsiiyo, waxaan ku waydiisanaynaa inaad macluumaadkaaga aad u sheegto sida ugu kooban ee suurtogalka ah, u soo raaci magacaaga, goobtaada, iyo luqadda aad door bidayso, oo aad geliso dhammaan faylasha khuseeya sida sawiro, muuqaalo, iyo dukumeenti si xogtaada ay wax uga tarto. Wakiil RFJ ka socda ayaa dhawaan kula soo xiriiri doona. Fadlan samir yeesho, maadaama RFJ ay akhrinayso tilmaan kasta oo na la soo gaarsiiyo.

Skip to content