Websaytka rasmiga ah ee dawladda Mareykanka

Ku saabsan

Hababka ugu wanaagsan ee TOR

Waxaa jira siyaabo badan oo aad ku kordhin karto ammaankaaga gaarka ah inta aad isticmaalayso browserka The Onion Router (TOR). Isticmaalka TOR ka sokoow, waxaan kugula talineynaa isticmaalka adeegyada la aamini karo ee Shabakadda Gaarka ah ee Virtual (VPN) si kor loogu qaado amniga isu-socodka bogga. Markaad galayso kombiyuutar serfer oo yaala meel ka baxsan qof waddankiisa ka hor inta aanad isticmaalin TOR, isu-socodka gaadiidka shabakadaada ayaa la socodka looga ilaalinayaa. Brawsarka TOR dhexdiisa, waxaa jira tiro isku habayn oo dhowr ah oo lagu taliyay gudaha qaybta “amniga iyo badbaadada” ee TOR gudihiisa ah. Marka hore, VPN-kaaga.ka shaqaysii. Kadibna:

  1. Fur browserka TOR
  2. Gal goobaha (settings) ee TOR oo dooro “Privacy and Security”
  3. Calaamadee sanduuqa “Tirtir Kookis (Delete cookies) iyo xogta barta marka browserka TOR la xiro”
  4. Hoos ugu dhaadhac qaybta Taariikhda (History): Settings-ka u beddel “Weligaa ha xasuusan taariikhda” (“Never remember history”)
  5. Hoos ugu dhaadhac Oggolaanshaha: dhagsii settings-ka si aad u calaamadayso kamarada “Ka xir codsiyada cusub ee weydiinaya gelitaanka kamaradaada.” Makarafoonka sidaas oo kale ku samee. Si ammaan dheer ah u raaciso ku dabool kamaradaada hore ee aaladdaada sharooto ama sheey aad ku daboolayso.
  6. Amniga ugu sii dhaadhac: dhagsii “Ugu nabdoon (Safest)” Tan waxay joojin ama demin doontaa hawlaha qaarkood ee TOR laakiin waxay u oggolaanaysaa xiriirka ugu badbaadsan.
  7. Kaliya ugu gudub Habka HTTPS: Guji habka HTTPS-kaliya ee oo windoowska oo dhan. Tan waxay hubin doontaa in dhammaan xiriiradaada oo dhan ay asturan yihiin oona ay ammaan yihiin.
  8. Tag setting-ka “TOR” ee ku hoos taal “Privacy and Security”
  9. Calaamadee sanduuqa “Use a bridge”
  10. Guji “torproject.org ka Codso a bridge”
  11. Captcha geli.
  12. Isticmaal https://coveryourtracks.eff.org iyo https://ipleak.net si aad u aragto waxa macluumaadka lagu aqoonsan karo laga yaabo inuu weli jiro oo si gaar ah faraha uga qaadi kara kombiyuutarkaaga iyo isu-socodka shabakadaada.

Siyaabaha ugu ammaanka ah oo loogu xiran karo TOR iyo Abaalmarinta Caddaalaadda TOR ee khadka tilmaanta:

  1. Isticmaal adeeg VPN oo lagu kalsoon yahay oo aad lacag ku bixisay. Adeegyada VPN ka ee bilaashka ah ayaa waxaa dhici karta inaysan had iyo jeer ammaan ahayn.
  2. Aaladdaada ku xir adiga oo isticmaalaya adeegga VPN ee la aamini karo meel ka baxsan wadanka aad ka galayso TOR.
  3. Fur browserka TOR
  4. Barta laga habeeyo ee ammniga TOR u samee sida aad u aragto inay ku habboon tahay.
  5. Ammaan dheeri ah, isticmaal mid kale sida mid ka mid ah dukaanka qaxwaha ama meelaha hoteelka si uusan xiriiriyaha aan u aqoonsan goobtaada guriga.

Ku xiraha xogta badbaadada iyo ammaniga ee TOR:

  1. Macluumaadka ku saabsan Bridges TOR: https://tb-manual.torproject.org/bridges/.
  2. Macluumaadka amniga TOR: https://tb-manual.torproject.org/security-settings/.

SUBMIT A TIP

Do Your Part. Secure a Safer World.

There are many ways to submit information to Rewards for Justice.

You may choose from multiple platforms and contact us in numerous languages. To process your information efficiently, we ask you to state your information as succinctly as possible, provide your name, location, and preferred language, and upload all relevant files such as photographs, videos, and documents to support your information. An RFJ representative will soon contact you. Please be patient, as RFJ reads every tip we receive.

Si Tilmaan aad u soo Gudbiso

Adiga kaalintaada ka qaado. Adduunyo Ammaan ah Xaqiiji.

Waxaa jira siyaabo dhowr ah oo aad tilmaan u soo gudbin karto.

Waxaad ka dooran kartaa meelo badan oo aad nagula soo xiriirto oo luqado aad noogu soo gudbin karto. Si xogtaada si hufan loo socodsiiyo, waxaan ku waydiisanaynaa inaad macluumaadkaaga aad u sheegto sida ugu kooban ee suurtogalka ah, u soo raaci magacaaga, goobtaada, iyo luqadda aad door bidayso, oo aad geliso dhammaan faylasha khuseeya sida sawiro, muuqaalo, iyo dukumeenti si xogtaada ay wax uga tarto. Wakiil RFJ ka socda ayaa dhawaan kula soo xiriiri doona. Fadlan samir yeesho, maadaama RFJ ay akhrinayso tilmaan kasta oo na la soo gaarsiiyo.

Skip to content