Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda
Dhaqangelinta Sharci Fulinta Sirdoonka
Hadafka Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalada (Rewards for Justice, RFJ) ayaa waxaa loogu talagalay in la soo saaro macluumaad wax tar leh oo ilaaliya dadka Mareykanka ah iyo in la sii wado amniga qaranka Mareykanka. Barnaamijku wuxuu balanqaadayaa abaal-marinno la bixinnayo cidii keenta xogta ku saabsan argagixisad, dhaqdhaqaaqyada hawlaha internetka ee qiyaanada ee shisheeyaha uu hagayo ee ka dhanka ah Maraykanka, iyo hababka maaliyadeed ee shakhsiyaadka lugta kula jira hawlaha qaarkood si ay u taageeraan maamulka Waqooyiga Kuuriya.